Digmiin Ku Wajahan Xukuumadda Iyo Shacabka Somalilandba.
Wararka Aannu Ka Helayno Dad Ka Ag Dhow Dhow Kooxaha Nabad-Diidka Iyo Xulafadooda Ayaa Waxa Ay Tibaaxayaan In Ay Damacsan Yihiib Ama Qorshaynayaan in ay Weerar Gaadmo Ah Ku Soo Qaadaan Ciidamada Qaranka Somaliland, Iyada Oo Arrintan La doonayo In Lagu Soo Beego Shirka Beri Ka Furmaya Magaalada London Ee ... Read More
War-bixin Xiiso Badan Oo Uu Maamulaha Guud Ee Shirkaddaha Dahabshiil Ka Qoray Suxufiga Magnus Taylor Oo Ah Royal African Society Website Manager & Online Editor.
Hargeysa-(Qori)-Dahabshiil waxay ka mid tahay shirkaddaha u waaweyn caalamka ee dhinaca isu-gudbinta lacagaha, gaar ahaan Geeska Afrika, Waxa aan la kulmay Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale oo Ah Maamulaha Guud ee Shirkaddaha Dahabshiil, isaga oo ku dhex jira isaga-gooshka hawleed ee xafiisyada shirkadda eek u kala London, Hargeysa iyo Dubai (oo ... Read More
Halkan Ka Daawo Bannaan Bax Lagu Taageerayo Qadiyadda Somaliland Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada London Ee Dalka Britain.
London-(Qori)-Kumanaan ka mid ah Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska iyo kuwo ka yimi Waddamada la jaarka ah UK ayaa maanta ka dhigay Bannaan bax ballaadhan Xafiiska Ra'isal Wasaaraha Biritain David Cameron ee Down Street ee Magaalada London, si ay u Muujinayaan in aanay ¨Gorgortan geli karin Qaddiyadda madax ... Read More
Magaalada Baydhaba Oo Laga Saaray Gacanta Al-Shabaab.
Baydhabo-(Qori)-Goobjoogayaal ku sugan degmada Baydhabo ayaa noo Xaqiijiyay in Ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya oo isgarabsanaya ay la wareegeen Gacan ku haynta Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay iyada oo aanay wax dagaallo ahi dhicin. Wararku waxay intaas ku darayaan in xoogaggii Al-shabaab ay saakay billaabeen inay banneeyaan degmada ... Read More
War Bixin Xiiso Leh: Faah Faahin Ku Saabsan Awooddii Ciidan Ee Qaybtii 26aad Oo ka Tirsanayd Ciidankii Somalia Ee Loo Adeegsaday Xasuuqii Somaliland.?
War bixin Xiiso leh: Faahfaahin Ku Saabsan Awooddii Ciidan Ee Qaybtii 26aad Oo ka Tirsanayd Ciidankii Somalia Ee Loo Adeegsaday Xasuuqii Somaliland. Taariikhdu waxbay Hagtaa dadkuna wuu haybiyaa….Waa lagama maarmaan in wax laga ogaado wixii tegey Ee Taariikhda galay. Dhallinyarada iyo Jiilka soo kacayana lagu baraarujiyo oo la baro waxyaalihii ... Read More
MADAXWEYNE KANI RAASKAYAGA MUU AHAYNE MID JIFIYDAYADA AH XILKA U DHIIB (DHIBAATOOYINKA XAADIRKA AH).
ASC DHAMMAAN DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE KU KALA DHAQAN DAAFAHA DUNIDA EE AAD U KALA DHEER, BACDA SALAAN ILLAAHAY AAY MAHAD LEH, WAXAAD LA WADA SOCOTAAN XAALADDA UU MARAYO WADANKEENU OO RUNTI DAD BADANI INNAGU DAYAN KARAAN OO AH XAALAD AAD U FIICAN HADDANA WAXA SOOMAALI AAN KA DHAMMAAN CUDUR ... Read More
SHIRKA LONDON OO LAGA BAQAYO IN AY FASHILIYAAN KOOXAHA XAMAR EE MAAFIYADA AH?.
Horta Salaan Dhammaan Warbaahiinta Somaliland Ee Madaxabannaan, Waxaanad naga Mudan tihiin Sharaf iyo Karaamo, haddii aannu nahay Waddaniyiinta Reer Somaliland dibedda iyo dalka gudahiisaba waxaanu Idiin leenahay Hinjiya Geediga.
Salaantaas ka bacdi shirkii London ee dawladda ingiriisgu ku martii qaaday dhammaan Mamuulada iyo Kooxaha kala Afkarta fog Ee Koonfurta Soomaaliya yaa ... Read More
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel Mariyey Xeerka Budhcad Baddeeda iyo Kala Wareejinta Maxaabiista.
Hargeysa-(Qori)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta Cod Aqlabiyad ah ku meel mariyey xeerka Budhcad Baddeeda iyo kala wareejinta Maxaabiista. Fadhigaasi Maanta oo uu shir guddominayey Guddomiyaha Golaha Wakiilada Md. C/raxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro, Ayna Ka Soo qayb galeen 50 Xildhibaan, Guddomiyaha ayaa sheegay in ay dhammaatay Doodii ku saabsanayd Xeerka ... Read More
Xukuumadda Somaliland Ayaa Xabsiga U Taxaabtay Suxufiyiin Baahiyey Warar Aan Sal Iyo Raad Toona Lahayn Oo Been Abuur Ah, Khal Khalna Geliyey Ammaanka Somaliland.
Hargeysa-(Qori)-Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa ee Somaliland, ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Agaasimaha Maamulka Wargeyska Madaxabannaan ee Ogaal, ka dib markii Wargeysku maanta Daabacay War Been abuur ah oo ku saabsan in maleeshiyo ka tirsan Jabhadda ONLF ay ka soo degeen Xeebta Galbeedka Somaliland ee Bullo-caddo, warkaas oo ay Xukuumadda Somaliland ... Read More
Ururka Isku Magacaaba Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Maaha Urur Saxaafaddeed Ee Waa Budhcad Saxaafaddeed Aan Wanaag Wax Ku Lahayn.
Hargeysa-(Qori)-Ururka Isku Magacaaba Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Waa Urur Ku dhisan Xaaraan Iyo Sharci darro, Una Dooda Ama Difaaca Dad Dembiilayaal Ah Oo Ay Waxoogaa Laaluush ah Ka Qaataan. Haddaba Dad badan Ayaa Waxa ay Isweydiinayaan Waxa ay tahay Shaqada Ururkan Ku Maxaafsada Magaca Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA?. Waxaynu ... Read More










